Somali Proverbs

MAAH-MAAHYO

WAXA LA YIRI SOOMAALIDU BEEN WEY SHEEGTAA LAAKIIN BEEN MA MAAHMAAHDO:

HALKAN HOOSE KA AGKHRISO  QAAR KA MID AH MAAHMAAHYADA SOOMAALIDA:

  1. Ummad aan dhigaal laahayni, waa dhaayo aan arag lahayn
  2. Haddii deg-degsiimo door la bido, kaadsiimana kiish lacag ah ayeey dhashaa
  3. Nin weligaaba ma gaadhid. Waa ninka kaa naaag fiican.
  4. Hadal waa mergi oo kale
  5. Tol waa tolane
  6. Rag calooshii la ciyaar iyo cill kama kore ayaw u daran, dumarna cirkeed bogato iyo casar seexato ayaw daran
  7. Male rag waa mudacyo afkood
  8. Nin yar inta uu geed ka boodo ayuu talona ka boodaa
  9. Gaalka dil, gartiisana sii
  10. Waano dhalan baa ka adag
  11. Barasho horteed ha i nicin
  12. Oodo dhacameed siday u kala sareeyaan baa loo kala guraa
  13. Rag waxa u liita ma toshe, ma tashade iyo ma tashiishe
  14. Xaqqu feeraha ayuu ka dilaacaa
  15. Gafuur cawo ninkiisa ayuu dhibaa
  16. War la qabaa xiiso male
  17. Geel rag iyo rabbi baa dhaqa
  18. Nin qoyani biyo iskama dhawro
  19. Ragow barasho, geeloow rarasho
  20. Af jooga looma adeego

Be the first to comment on "Somali Proverbs"

Leave a comment

Your email address will not be published.


*