Articles by SA STAFF

No Picture

Maxaad Ka Taqanaa Durayga/Hargabka Hadda Socda RSV?

Waxaa baryahan socda hargab/duray safmar ah oo uu keeno nooc fayras ah oo loo soo gaabiyo RSV.  Qofka uu RSV ku dhoco wuxuu isku arkaa calaamado duray oo kale ah. Waxay RSV lagaga bogsadaan muddo hal ilaa iyo labo todobaad.  RSVwaxaa aad ugu xanuunsada caruurta iyo waayeelka.   Waa Maxay Calaamadaha Lagu Garto Durayga Safmarka Ah-RSV?   RSV wuxuu qofka isku arkaa calaamadaha durayga 4 ilaa iyo 6 cisho ka dib marka uu fayraska jirkiisa galo.   Calaamadaha uu qofku  lagu arko waxaa ka mid ah: Duuf badan Qufac Hindhiso Qandho Cunto qaadashada la’aan Hiinraaq-neef qabtoon   Calaamadaha RSV marba mid ayuu qofku  isku arkaa. Caruurta aad u yar yar marka hore waxaa lagu arkaa oohin badan, ciyaar la’aan iyo neefsashada oo dhibta..   Takhaatiirta la xiriir haddii aad adiga ama ilmahaaga neefta idin dhibto, haddii aad wax cabbi weydaan ama haddii calaamadaha durayga kugu xumadaan.   Sidee loo Daryeelaa Qofka uu RSV ku Dhoco?    Badanaa durayga RSV waxaa looga bogsadaa muddo hal ilaa iyo labo todobaad ah. Dawo la siiyo qofka uu RSV haleelo ma jirto. Waxaa socda cilmibaarisyo lagu sameynayo talaal looga hortago RSV-ga iyo dawooyin wax ka tara fayraska .   Talaabooyin Wax Ka Tari Kara…


ASK A MUSLIM SCHOLAR DECEMBER 2021

    ASK A MUSLIM SCHOLAR DECEMBER 2021 Is a degree in Islamic studies a requirement for an Islamic scholar? Although having a degree in Islamic studies in itself is not an essential requirement, receiving proper education and training under capable scholars is. Considering that a scholar may be called upon to pronounce a judgement on a question of halal and haram or he may also need to explain verses of the Qur’an and the Hadith, this is easily understandable. To give an Islamic ruling without proper knowledge is highly sinful as it is tantamount to attributing false claims to Allah. As Imam Ibn al-Qayyim has stated, it is akin to committing shirk or associating partners with Allah. Moreover, the Prophet has also warned us against interpreting the Qur’an without proper knowledge. He said, “whoever interprets the Qur’an according to his own personal opinion, let him find his abode in hell-fire.” Because of the above-mentioned considerations, Islamic scholars have stipulated rigorous requirements for a scholar eligible to pronounce rulings. Essentially, besides possessing thorough mastery of the Arabic language and ancillary sciences, he must possess thorough knowledge of Islamic sources, namely the Qur’an and the Sunnah. He must also be fully…


TALAALKA CARUURTA

  TALAALKA COVID 19 EE CARUURTA       Sida aad la socotaan, bishii Nofember 2, 2021, waaxda hakinta cudurada faafa ee dawladda dhexe ee mareykanta (CDC) ayaa ku dhawaaqday in caruurta ah 5 sano jirka iyo ka weyn la siin karo talaalka Pfizer ee caruurta. Maxay walidiinta u baahanyihiin inay ka ogaadaan talaalka COVID 19 ee caruurta?   Ku dhowaad muddo 2 sano ah ayuu COVID 19 ka horjoogsaday caruurteena  inay sameeyaan waxyaabaha ay jecelyihiin sida inay iskuulaada si caadi ah u dhigtaan. Dariiqa ugu wanaagsan ee aad cafimaadka ilmahaaga ku ilaalin kartid waa inaad siisaa talaalka COVID 19ka ee loogu talagalay caruurta. Caruurta talaalan iskuulada ayey si caadi ah u dhiganayaa, ciyaaraha iskuulka ayey ka qayb gelayaan iyo wixii la xiriira horumarkood oo dhan. Marka ay caruurtu talaalanyihiin guriga karantiin laguma geliyo hadduu uu canugga xiriir la yeesho qof COVID 19 qaba. Sidoo kale, baritaanka COVID 19ka in badan looma sameeyo. Caruurta talaalan waxay ka qaybqataan hakinta COVID 19ka iyo badbaadinta qoyskooda iyo bulshada ay ka midka yihiin. Talaalka COVID 19ka ee caruurta waxaa la siin kara ilmaha  ah 5 jirka iyo ka weyn. Talaalkaan wuxuu ilmuhu siinayaa manaacad/difaac gaarsiisan boqolkiiba 90.7% isaga oo ka hortegaya in lagu…


The federation of Somalia and Somaliland

TAARIIQ: Mogadisho JANUARY 11, 1948 Maxaa Dhacay!!!!   Dagaaalkii labaad ee adduunka  markii uu dhamaaday sannakii 1945, waxa laga adkaaday Jarmal, Talyaani iyo Jaban.  Wadamadii Afrika ku yaaley ee uu Talyaanigu xukumi jirey waxa la wareegey  Ingiriis.  Wadamadaas waxa ka mid ahaa Somaliya oo Mogadisho xarun u tahay.   Dawladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday in iyada loo ogolaado in ay gacanta ku hayso gobolada Soomaaliyeed oo dhan.  Kuwaas oo kala ahaa: Somliya, NFD(Kenya ah), Soomaaliland iyo Hawd iyo Reserve Area(Ethiopia ah).   Arintaas waxa aad u diiday Ruush, Mareykan iyo Fransiis.  Ruushku wuxu diidanaa in Ingiriis isku balaariyo Geeska Afrika.  Mareykan wuxu rabay in Talyaani loo dhiibo Somalia si uu u raali geliyo xisbiyadii ka soo horjeeday Shuuciyiintii Talyaania. Fransis wuxu ka soo horjeeday siyaasadii Ingiriiska ee Geeska Afrika. Wuxu ku taliyey  in Somalia loo dhiibo Talyaaniga.  SYL(Somali Youth League) iyaduna way ka soo horjeesatay in Ingiriis loo dhiibo Somalia.     Jamciyadda Quruumaha Midoobay (UN) waxay soo dirtay guddi ka kooban afartii dawladeed ee Dagaalka Labaad ku adkaaday (Mareykan, Fransiis, Ingriiis iyo Midowgii Sofiyeeti).  Waxay Xamar soo gaareen January 6, 1948. Waxa Somalia ka jirey dhawr xisbi. Waxa ugu weyneed Somali Youth League (SYL).  Guddigan markii uu yimid Xamar, xisbiyadii…


Diverse Voices Press

New Publishing Company Focused Exclusively on Telling Stories Involving Diverse Characters Launches in St. Cloud (St. Cloud, MN) – As a child, Abdi Mahad remembers hearing and reading many stories about children that looked like him. When he moved to the United States from Somalia, however, finding books with characters he could relate to was difficult. “If you look at the data, just 20 percent of children’s books are written by black authors,” he said. “The number is even less for Latino and indigenous people, so there is a major lack of representation of people in color in children’s books—both authors and storylines.” Abdi Mahad and his wife, Hudda, who make their home in St. Cloud, Minnesota, are on a mission to change that. They have started up Diverse Voices Press, a publishing company that will be devoted to telling stories about diversity. “Anyone can write the story, no matter their race, ethnicity or orientation. The only requirement is that the stories feature diverse characters,” said Abdi Mahad, who added that Diverse Voices Press will publish bilingual books as well. “We have been through the traditional publishing process a few times and we were not happy with the process, particularly the selection…


Sokorow/Kaadi Macaan

Waa Maxay Cudurka Sokorowgu?   Sokorowgu waa cudur jirka qofka uusan si habboon u isticmaali karin cunooyinka tamarta laga helo. Unugyada jirka ayaa u baahan  tamar si ay u noolaadaan una koraan. Marka uu qofka wax cuno, jirka ayaa wuxuu cuntooyinka qaar u dheefshidaa una bedelaa qaab tamar ah oo loo yaqaanno glucose. Glucose waa erey kale oo loo isticmaalo sokorta. Glucose-tu waxay gashaa dhiigga ka dibna sokorta dhiigga qofka ayaa kor u kacda.   Waxaa jira hormoon lagu magacaabo Insulin oo uu samayso xubinta lagu magacaabo GANACA (Pancreas). Insulintu  waxay caawisaa in ay hoos usoo dhigto glucose-ta (sokorta) dhiigga ku jirta marka ay kor u dacdo taas oo suuragelineysa in unugyada jirka ay  sonkortu u  isticmaalaan  tamar ahaan.Qofka sokorta qaba waxaan si dheelitiran aan u shaqeyneyn Xubinta Ganaca.  Mararka qaar waxaa dhacda in uu ganacu  gabo shaqadiisa ama uu ka gaabiyo, waana waxa sababa inuu qofka sokorow ku dhoco. Waa Maxay Nocyada Sorowga?   Waxaa jira saddex nooc oo waaweyn oo loo qaybiyo sookorow:   Sonkorowga Nooca 1aad- Waa marka uu GANACA gabo inuu sameeyo insulin. Nocaan waxaa badanaa uu ku dhacaa caruurta iyo dhalinyarada.   Sonkorowga Nooca 2- Waa marka uu GANACA ka gaabiyo ama uu samayn kari…


GUURKA SOOMAALIDA

Ragga Soomaliyeed marka ay doonayaan in ay gabadh/gabar guursadaan  siyaabo kala duwan ayey gabadha ku helaan.   Ninku reerka uu ka dhashay ayuu u sheegaa gabadha uu doonayo. Reerka odayaashiisa ayaa waxay la kulmaan odayaasha la dhashay gabadha ama kuwa ka soo jeeda qbiilka ay gabadhu tahay. Odayaasha ayaa balama. Marka la isu yimaado oo meel lawada fariisto ayaa la sheekeystaa.   Sheekadan waxay u badan tahay kaftan. Mar-marka qaar ayaa gabay la isu tiriyaa. Inta badan waxay gabayadu noqdaan kuwo hore oo labada reer dhex maray. Waxa la is-xusuusiyaa sheekoyin hore oo dhexmaray laba reer ama Soomaali guud ahaan meel ay joogtaba. Kaftan, sheeko iyo qosol badan ka bacdi, reerka uu ninku ka dhashay ayaa weydiisanaya in gabadha la siiyo. Odayaasha ninka ka wakiilka ah waxay oranayaan “haddanu nahay beessha mgacaas leh, waxan idin ka odsaneynaa in aad na siisaan gabdha magaceeda la yiraahdo HEBLAAYO oo aanu u dooneyno ninka magaciisa la yirahdo HEBEL.” Wiilka iyo gabadhaba magacyadooda ayaa la sheegaya. Weliba inta badan hadalka waxa la raaciyaa “hadaad na siisaan meherkana noogu dara.”  Soomaalidu dhaqan umalaha in gabadh la soo doonay ay isu diido. Odayaashii ka soo jeedey reerka ya gabadhu ka dhalatay ayaa ku jawaabaya, “haddaanu nahay beeshaas gabadhi waan idin siinay, meherkiina waan idiin raacinay.” Markaas waxa istaaga nin…


Senior Development Officer

Job Description   Organization Wallin Education Partners (Wallin EP) is a college completion program which focuses on ensuring post-secondary success for underrepresented Minnesota students. Wallin EP has a rich history and a proven model which results in some of the highest college graduation rates in the country. The impact of our program is a graduation rate of 90% or higher, less debt for graduates, diverse talent for our community, and maximum impact for our donors. In 2019, Wallin Education Partners received national recognition by being named the Scholarship Provider of the Year by the National Scholarship Providers Association. Wallin EP’s dedicated, multidisciplinary team brings a breadth of experience in business, education, nonprofits, and philanthropy to support our scholars’ success. Primary Duties: Wallin Education Partners is seeking a Senior Development Officer to join our team. We are looking for a professional with significant nonprofit development experience who is passionate about increasing educational opportunity and who is excited to play an essential role in the continued growth of our organization. Reporting to the Director of Development and working closely with senior leadership, this person plans and implements strategies to advance the mission of Wallin Education Partners. The person in this role will…


No Picture

ISKA TALAAL KOOVID 19

Ma ogtahay in cudurka Furuqa (smallpox) laga ciribtiray dunida taasna ay ku suuragashay ka dib markii dad aad u badan oo dunida dacaladeeda ku nool laga talaalay furuq ? Ma ogtahay in qofkii ugu dambeeyey ee uu Furuq ku dhoco uu ahaa nin Somaali ah oo deggenaa magaalada Marka taariikhda markii ay ahayd Oktobar 26, 1977kii? Qof kasta oo inaga mid ah oo ku sugnaa Somaaliya sanooyinkii 1975 ilaa iyo 1978, waxaa gacantiisa xagga sare (midig ama bidixda) kaga taala calaamad ah boogtii talaalka furuga. Cuduro badan oo dilaa ah (jadeecada) iyo kuwo naafeeya qofka (dabeesha) ayaa dunida ku yaraaday sababta oo ah talaal looga hortago cuduradaas oo la helay awgeed. Sida aad la wada socotaan, waxaa dunida faro kulul ku haya cudurka loo yaqaano KOOVID 19, cudurkaas oo ah mid aad u faafa ahna cudur sababa geeri badan. Waa muddo sanad ah ilaa iyo markii ugu horeysay ee lagu arkay dalkan Mareykanka. Tirada dadka uu ku dhacay waxay mareysaa 25 milyuun, maanlin walbana dad aad u tira badan ayuu soo ritaa. Waxaa u geeriyooday dalkan Mareykanka dad gaaraya ilaa iyo 350.000, tirada dhimashadana kor ayeey u socotaa. Ilaahow naga badbaadi. Waxaa nasiib wanaag ah in la helay talaal looga…


No Picture

XUJO IYO NIN GUUR DOONA

Laba nin ayaa saaxiib ahaa muddo dheer. Isku meel ayey ku soo koreen. Labadan nin ayaa ehel/qaraabo ahaa. Labduba waxy da’doodu ahay 30 jir. Labadan nin midkoodna ma guursan. Midba ka kale ayuu ku oran jiray, “adigu iga hor guurso.” Nin kasta wuxuu rabay in uu ogaado wanaaga iyo dhibaatada guurku leeyahay. Muddo ayey sidaas ahaayeen. Dadkii ehelkooda/qaraabadooda iyo saaxiibadood ayaa ku dhiirin jirey in ay guursadaan. Berigii hore raggu dhakhso ayey u guursan jireen. Marka lala kaftamayo waxa lagu dhihi jiray, “fulayaal ayaa tihiin, naagaha ayaad ka baqaneysaan.” Ragga qaar baa ku oran jiray, “malaa meesha waxba kuma haysaan.” Laban nin waxay ka dhasheen reero faqri ah. Beriiigii hore hablaha waxa laga bixin jiray boqol halaad oo geela iyo faras. Mar-mar-na waxa loo raacin jiray bunduq(gun). In kasta oo labadan nin ay tolkood(ehelkood) u ballan qaadeen in ay caawin doonaan haddii ay guursadaan, hadana wey ku dhiiran kari waayeen in ay tallaadaas qaadaan. Hablihii ayaa bilaabay in ay la kaftamaan. Arintan ayaa noqotay wax dadkii tuulada degenaa ay ku sheekeystaan. Waxa la oran jirey Sugule iyo Salaan. Maalin maalmaha ka mid ah ayuu Sugule geelii keligii raacay. Wuxu la kulmay gabar dhaan wada. Waa la is-wareystey. Waxay u sheegtey…